QORMOYINKII UGU DAMBEEYAY
-
Faalo Ku saabsan Daryeelka Carruurta Agoonta:
Carruurta agoonta ah waxay mudan yihiin nolol leh daryeel, jacayl, ammaan iyo fursad ay ku dhistaan mustaqbalkooda. Barnaamijkan wuxuu diiradda…
Read More » -
Muxsin Samiir oo Qado Sharaf u Sameeyay Carruurta Agoonta, una Hibbeeyay Saaxiibkii Geeriyooday ee Naasir Al-Murshidi
Muqdisho โ Muxsin Samiir oo ka mid ah muxsiniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ayaa qado sharaf iyo barnaamij…
Read More » -
Qoysas Danyarta ah ee Ku Nool Duleedka Muqdisho Oo La Gaarsiiyay Deeq Hilib Ah Maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa
Maalinta koowaad ee munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa, ayaa qaar kamid ah muxsiniinta Soomaaliyeed waxay deeq hilib ah gaarsiiyeen qoysas…
Read More » -
Alithaar Foundation oo umada Muslimiinta ugu Hambalyaysay Munaasabada Ciidul-Adxa
Sheekh Cabdirahim Cali Xaaji ayaa hambalyo iyo duco u diray guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda barakeysan…
Read More » -
-
Cinwaan: Caruurta Agoonta oo U Mahadceliyay Muxsiniinta Reer London Kafaala Qaaday Noloshooda, Waxbarashadooda iyo Caafimaadkooda
caruurta agoonto ah ayaa si qalbi furan ugu mahadceliyay muxsiniin reer London ah kuwaas oo si joogto ah u kafaala…
Read More » -
Fadliga Bisha Dhul Hijjah iyo Acmaasha Lagu Wanaagsanaado
Hordhac Bisha Dhul Hijjah waa bil ka mid ah bilaha ugu fadliga badan sanadka Islaamka. Waa bisha lagu guto waajibaadka…
Read More » -
OGEYSIIS MUHIIM AH
OGEYSIIS MUHIIM AH Maanta oo Talaado ah, waxaa si rasmi ah hawada dib ugu soo laabtay website-ka samafalka ee Alithaar…
Read More » -
Sheikh Cabdirahiim Cali Xaaji jaabiri oo Hambalyo U Diray Muslimiinta Kuna Baaqay Kordhinta Sadaqada Ramadaanka
Caawa oo ah habeenka koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaa jawi farxad iyo raynrayn leh ku qaabilay dhammaan muxsiniinta…
Read More » -
Amatallah Abdi Rihin Ali Haji Oo Qado Sharaf U Sameysay Carruurta Agoonta
Mid kamid ah muxsiniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, Amatallah Cabdi Rihin Cali Xaaji, ayaa qado sharaf u sameysay…
Read More »