BARNAAMJIYO GAAR AH
-
Kalimad Ku Saabsan Fadliga Yoomul Caashuuraa iyo shekh cabdirihim Ali Haaji
Kalimad Ku Saabsan Fadliga Yoomul Caashuuraa iyo shekh cabrihim Ali Xaaji Hay,ada Kheyriga ah ee alithaar waxay si farxad leh…
Read More » -
Cinwaan: Caruurta Agoonta oo U Mahadceliyay Muxsiniinta Reer London Kafaala Qaaday Noloshooda, Waxbarashadooda iyo Caafimaadkooda
caruurta agoonto ah ayaa si qalbi furan ugu mahadceliyay muxsiniin reer London ah kuwaas oo si joogto ah u kafaala…
Read More » -
Mahadnaq Ku Socota Muxsiniinta Garabka Taagan Xannaanada Agoonta Al-Ithaar
waxaa si qurux badan u qabsoomay afurka ardayda carruurta agoonta ah ee ku jirta Xannaanada Agoonta Al-Ithaar. Carruurtu waxay ku…
Read More » -
Sheikh Cabdirahiim Cali Xaaji jaabiri oo Hambalyo U Diray Muslimiinta Kuna Baaqay Kordhinta Sadaqada Ramadaanka
Caawa oo ah habeenka koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaa jawi farxad iyo raynrayn leh ku qaabilay dhammaan muxsiniinta…
Read More » -
Amatallah Abdi Rihin Ali Haji Oo Qado Sharaf U Sameysay Carruurta Agoonta
Mid kamid ah muxsiniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, Amatallah Cabdi Rihin Cali Xaaji, ayaa qado sharaf u sameysay…
Read More » -
Aadam Binu Samiir Oo Qado Sharaf U Sameeyay Carruurta Agoonta
Mid kamid ah muxsiniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, Aadam Binu Samiir, ayaa qado sharaf u sameeyay carruurta agoonta…
Read More » -
Alithaar Foundation oo Agoonta iyo Masaakiinta u Qeybisay Dharkii ay soo dhiibeen Muxsiniinta Reer London
Hay’adda samafalka ee Alithaar Foundation, oo caan ku ah gargaarka iyo garab istaagga bulshada nugul, ayaa dhowaan caruurta agoonta iyo…
Read More » -
Xarunta Agoonta ee Al-Ithaar oo Bilowday Qeyb Schoolka ah oo Agoonta loogu Tala-galay
Xarunta Xanaanada Agoonta ee Al-Ithaar ayaa si rasmi ah u daahfurtay qeyb cusub oo waxbarasho Maadi ah oo si gaar…
Read More » -
Toos U Daawo Qado sharaf loo sameeyay Caruurta Agoonta
Qof Muxsin ah ayaa Jumcihii laso dhaafay qado sharaf usameyay caruurta agoonta ee xarunta Al-ithaar Agoonta ayaa ka mahad celiyay…
Read More » -
(Daawo) Jimciyatu Alithaar Alkheyriyah oo Hirgalinaysa Xarun Agoonta Lagu Xanaaneeyo.
Walalaha Muxsiniinta ee Kunool Galbeedka Magaalada London ayaa U istaagay sidi ay wax ubari lahaayeen Caruurta Soomaliyeed ee Agoonta ah…
Read More »