QORMOYINKII UGU DAMBEEYAY
-
Aadam Binu Samiir Oo Qado Sharaf U Sameeyay Carruurta Agoonta
Mid kamid ah muxsiniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, Aadam Binu Samiir, ayaa qado sharaf u sameeyay carruurta agoonta…
Read More » -
Gabdho Muxsiniin ah oo Farxad Geliyay Agonta Xarunta Al-Ithaar
Gabdho muxsiniin ah ayaa farxad iyo raynrayn geliyay caruurta agoomaha ah ee ku jira xarunta xanaanada agoonta Al-Ithaar, kadib markii…
Read More » -
Maamulaha Hayโadda Al-ITHAAR oo Ummadda Muslimiinta ugu Hambalyeeyay Munaasabaddan ciidul-adxa
Allahu Akbar, Allahu Akbar, Allahu Akbar, Laa ilaaha illallaah. Allahu Akbar, Allahu Akbar, wa lillaahil xamd! Munaasabadda barakeysan ee Ciidul…
Read More » -
(Sawirro+video) Qado Sharaf uu Bixiyay Qof Muxsin ah oo MuraadlehโIlaahay Ha U sahlo
Qado sharaftan uu bixiyay qof muxsin ah oo xanuunsan, balse leh qalbi weyn iyo muraad kheyr ah ayaa loo sameeyay…
Read More » -
(Maamulka Alithaar Foundation) oo umada Muslimiinta ugu Hambalyeyay Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
Shekh Cabdiraxiim Cali Jaabiri oo ah Maamulka Guud ee Hay,ada kheyriga ah ee Alithaar ayaa wuxuu hambalyada bilashada bisha barakeysan…
Read More » -
Toos U Daawo Qado sharaf loo sameeyay Caruurta Agoonta
Qof Muxsin ah ayaa Jumcihii laso dhaafay qado sharaf usameyay caruurta agoonta ee xarunta Al-ithaar Agoonta ayaa ka mahad celiyay…
Read More » -
(Caawi Walaal) Hooyo Waayeel ah oo lugta kansar uga dhacay kadibna laga Jaray
Waxaan Booqanay Hooyadan oo Kunool Kaam kamid ah Kaamamka kuyaala Magaalada Muqdisho waa Hooyo Xanuunsan oo Lugta Uga dhacay Cudurka…
Read More » -
(Daawo Sawirro+Vedio) Jimciyatu Al-ithaar Alkheyriyah oo Bacoyiin Uqaybisay in kabadan 15 Qoys.
Dadka Muxsiniinta ah ee Ku Xiran Jimcayada Kheyriga ah ee alithar ayaa Durbadiiba kasoo Jawaabay Codsiga Walaalahena Soomaliyeed ee Fatahaada…
Read More » -
(Dhageyso) Maamulka Jimciyada Kheyriga ah Ee alithar oo ku Baaqay in laga qeybqaato Lacagaha Biyaha ay Cabayaan 1,200 Qoys
Kalimadan oo uu Jeedinayo Maamulka Jimciyada Kheyriga ah Ee alithar ayaa ah Kalimad Xumbarsan Fariin Baraarujin ah Kuna Socota Guud,ahaan…
Read More » -
Maamulka iyo Howlwadenada Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar oo umada Muslimiinta hawada umarsiiyay Hambalyo Ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga.
Shabakada alithar.net oo ah Shabakad ka shaqeesa Samafalka faafisana Kheyrka ayaa Waxay dhamaan akhristayaasheeda iyo Guud ahaan Umada Muslimiinta ugu…
Read More »