BARNAAMJIYO GAAR AHMUXAADAROWAXQABAD

Kalimad Ku Saabsan Fadliga Yoomul Caashuuraa iyo shekh cabdirihim Ali Haaji

Kalimad Ku Saabsan Fadliga Yoomul Caashuuraa iyo shekh cabdirihim Ali Haaji

Kalimad Ku Saabsan Fadliga Yoomul Caashuuraa iyo shekh cabrihim Ali Xaaji

Hay,ada Kheyriga ah ee alithaar waxay si farxad leh idiinku martiqaadaysaa kalimad qiimo badan oo ku saabsan fadliga iyo muhiimadda Yoomul
Caashuuraa.

Kalimaddan waxaa soo jeedinaya:
Sheekh Cabdiraxiim Cali Jaabiri

Yoomul Caashuuraa waa maalin weyn oo fadli badan leh, waana maalin uu Alle SWT ku mannaystay ajar iyo khayr fara badan.

Waxaa ku sugan xusuus iyo cibrooyin waaweyn oo ku saabsan samirka, tawakkulka iyo u mahadnaqa Alle SWT.

Waxaan dhammaan muslimiinta ku dhiirrigelinaynaa inay ka faa’iidaystaan maalintan barakaysan iyagoo sooma, cibaadaysanaya, kana faa’iidaysanaya casharrada ku jira.

Kaalay oo ka faa’iidayso kalimaddan qiimaha badan.
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana innaga yeelo kuwa ka faa’iidaysta maalmaha fadliga badan.

Ku soo dhowaada kalimadda.
Taariikhda: Khamiis, 25 Juun 2026
Taariikhda Hijriga: 9 Muxarram 1448 Hijri.

 

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button