WAXQABAD
-
-
(Sawirro) Afurinta Dadka Sooman
jimciyada kheyriga alithaar ayaa Afurinaysa Bolaal qoys oo danyar ah kuwaas oo sheegay inay ku farxeenn gurmadkas 185
Read More » -
-
10,ka dhexe oo hada aan ku jirno waxan bilaabi rabnaa afurinta dadka danyarta
walaal waxaad awoodo uga qeyb qaado ููุงูู ุฑูุณูููู ุงูููููู ุตููููู ุงูููู ุนููููููู ููุณููููู ู: “ู ููู ููุทููุฑู ุตูุงุฆูู ูุง ููุงูู ูููู ู ูุซููู ุฃูุฌูุฑููู…
Read More » -
Daawo=Wax ku Darso Afurinta Qoysaska Danyarta ah
RAMADAAN MUBAARAK Walalayaal Sida aynu horay Idinkugu sheegnay waxaan Wadnaa Wali Uruurinta Lacagihii aan ku Afurin lahayn Walaalaheena Soomaliyeed Ee…
Read More » -
Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Dhamaan ummada Muslimiinta ah Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan
Caawa waa Kowda Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Sanadka (1444,) Kun Afar Boqol Afartan Iyo Afar Hijriyada, Muslimiinta Caalamka oo aan…
Read More » -
(+447538046487) Yaa ilaahay dartii Wax Ulabaxaya Timir Jeexaadba Allah haka-dhigee!
Maalmo yar ayaa Inooga harsan Bishii, Kheyrka Badneed, Bishii Qur,aanka, Bishii Sadaqada, Bishii Dambi-dhaafka iyo Bishii Quluubta Muslimiinta ku weyneed…
Read More » -
Jimciyatu Al Ithaar Al-khairiyah oo Qabanqabinaysa Afurinta ku dhowaad 1000,kun qoys
Jimciyatu Al Ithaar Al-khairiyah oo ah Hay,ad Madaxbanaan oo Daryeesha Agoonta & Masaakiinta ayaa Ramadaan Waliba waxay Quudisaa Jimciyadu 800,…
Read More » -
(Sawirro) Deeq Raashiin ah oo la Gaarsiiyay 9 Caruur oo Agoomo ah
Dad Muxsiniin ah oo kunool wadanka Canada ayaa Deeq kakooban Bur-Bariis-Sonkor-iyo Saliid soo gaarsiiyay Caruur Agoomo ah oo gaaraya ilaa…
Read More »
