WAXQABAD
-
Labo Ruux oo Muxsiniin ah oo Deeq Raashiin ah Soo Gaarsiiyay Hooyo Dhibaataysan.
Raashiin Kakooban Bur-Bariis-Sonkor-Baasto-& Saliid ayaan ku wareejinay Hooyo Xaliimo oo ah Maamo Waayeel ah oo Haysa Caruur Agoon ah.…
Read More » -
(Daawo) Bishii 2,aad ayaa Usocota 905 qoys oo Samafaliyasha Reer London Biyo Ugu Deqeen
27-Bishii April Ee Tagtay ayay Muxsiniinta Reer London Waxay Biyo Galin usameeyen ku dhowaad 1,000 qoys oo Masaakiin ah Kuwaas…
Read More » -
(Vedio+Sawirro) Samafaliyaal Ku sugan London oo qado Sharaf usameeyay Ku dhowaad 100ย Qoys oo Masaakiin ah.
Shalay oo khamiis ahayd ayaa Qoyska Mid kamid ah Muxsiniinta Reer London waxay qado usameeyeen 70 Qoys oo Masaakiin ah…
Read More » -
{Daawo}Waan Kabaxnay Dhibaatadii Biyo La,aned Wiilasheena Reer Lodon Biyihii Janaad Allah Haidinkaga Dhigo
Walaalaha Muxsiniinta ee Reer London ayaa Biyo Siinaya 905 qoys oo Barakacayaal ah kuwaas oo ku Dhibaataysan Xeroyiinka Barakacayasha ee…
Read More » -
-
Daawo Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar oo Biyo Galin Usameysay In kabadan 700 Boqol oo Qoys oo Danyar ah.
Walaalo Samafaliyaal ah oo Ku sugan Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa 27.kii Bishii Taktay Ee April 2023 Waxay Biyo…
Read More » -
Walaal Muxsiniinta Reer London Ka Mid ah oo Deeq Raashiin ah Gaarsiiyay Caruur Agooma ah.
Deeq Raashiin ah oo ย Kakooban Bur-Bariis-Sonkor- Saliid & Lacag Dhaycaan ay Ka Dhigtaan ayaan Gaarsiinay Hooyo Ramlo oo Haysata Afar…
Read More » -
Daawo Sawirro+Vedio,Muxsiniinta Reer London oo Ciidsiiyay Caruur Agoomo ah.
Dad Muxsiniin ah oo ilaahay Dartii wax ulabaxaya ayaa Sanad Waliba sidan oo kale waxay Ciidsiyaan Caruur Agoomo ah Kuwaas…
Read More » -
(Vedio+ Sawirro) Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar oo In ka badan 100 Qoys U Qeybisay Zakatul Fidri.
Walaalo Somaliyeed oo Muxsiniin ah ayaa Noo wakiishay inaan Ubixino Sakatul Fidriga Waxana Siinay Dadkii Mudnaa in lasiiyo Fidrada Ama…
Read More »