Jimciyatu Al Ithaar Al-khairiyah oo ah Hay,ad Madaxbanaan oo Daryeesha Agoonta & Masaakiinta ayaa Ramadaan Waliba waxay Quudisaa Jimciyadu 800, 900, ilaa 1000,Kun qoys oo danyar ah kuwaas oo aanay haysan Waxay Ku Afuri Lahaayeen Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
Dad Muxsiniin ah oo Kunool London iyo Daafaha Dunida ayaa U Istaagay sidii ay u Garab istaagi lahayeen walalahooda Tabarta yar ee aanay haysan Afurka Amaba Awoodin.
Maalmo yar ayaa inoga Harsan Bishii kheyrka iyo Fadliga Badneed sidaasi Awgeed Al Ithaar ayaa Bilowday Diyaar garowga iyo Qabanqaabada Afurinta Boqolaal qoys oo Masaakiin ah.
Saacadaha Soo socda Haduu Rabi raali ka noqdo Waxaa Walalahena Muslimiinta ah ee Nagu Xiran & Muxsiniintaba Usoo Gudbin-donaa Bilowga Howsha Ramadaanka.
Nabiga NNKH ayaa Laga Wariyay.
ุนูู ุฒููุฏู ุจูู ุฎุงูุฏู ุงูุฌููููููู ุนูู ุงููููุจูููู ๏ทบ ูุงูู: ู ููู ููุทููุฑู ุตูุงุฆู ูุงุ ูุงูู ูููู ู ูุซููู ุฃูุฌูุฑููู ุบูููุฑู ุฃูููููู ูุงู ููููููุตู ู ููู ุฃุฌูุฑ ุงูุตููุงุฆู ู ุดูุกู
ุฑูุงู ุงูุชุฑู ุฐู ููุงูู: ุญุฏูุซู ุญุณูู ุตุญูุญู
ูุนููู ุฃููุณู ุ ุฃูููู ุงููุจููู ๏ทบ ุฌูุงุกู ุฅููู ุณูุนูุฏู ุจููู ุนูุจูุงุฏูุฉู ุ ููุฌูุงุกู ุจูุฎูุจูุฒู ููุฒูููุชูุ ููุฃูููููุ ุซูู ูู ูุงูู ุงููุจููู ๏ทบ
ยซุฃููุทูุฑู ุนูููุฏูููู ู ุงูุตููุงุฆูู ููููุ ููุฃูููู ุทูุนูุงู ูููู ู ุงูุฃูุจุฑูุงุฑูุ ููุตููููุชู ุนูููููููู ู ุงูู ููุงูุฆูููุฉู
[ุณูุฏู ุตุญูุญ] – [ุฑูุงู ุฃุจู ุฏุงูุฏ ูุงุจู ู ุงุฌู ูุฃุญู ุฏ ูุงูุฏุงุฑู ู]



