MUXAADARO
-
Maamulka Alithar.Net oo Muslimiinta Ku Booriyay Inay Kafa,idestaan Fadliga 10 Hore Ee Bisha Dul-Hijjah.
Waa Khamiis Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-12-1443 oo waafaqsan 30-06-2022, insha allaah waxaa inoo bilaabmatay Bisha Dul-Hijjah waxayna kamid tahay bilaha…
Read More » -
Dhageyso Khudbada Jimcaha oo Ku Sabsanayd Salaada
Maanta waa jimco Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 26-10-1443 oo waafaqsan 27-05-2022 qeybta Hoose ka dhagayso Khudbada Jimcaha oo Maanta…
Read More » -
(Baraarujin) Aan Badino Saliga Nabiga (صلى الله عليه وسلم)
Fadliga uu leehaya Nabiga oo lagu salliyo (صلى الله عليه وسلم) waa amar uu ILAAHAY (سبحانه وتعالي) ku sheegay Qur’aanka. Axaadiista Nabigana…
Read More » -
-
Fadliga Salaada Subax
Muxaadaro Kusaabsan Fadliga Salaada Subax Waxaa Soo Jeedinaya Sh Maxamed Sh Cabdiweli Halkaan Hoose Ka Dhageyso.
Read More » -
Qisadi yaa juuj wama juuj
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Qisadaasi Waxaana Soo Jeedinaya Shekh Xasaan Xuseen Aadam.
Read More » -
حقوق الزوجة على زوجها
Xuquuqda ay Ku Leedahay Gabadhu Ninkeeda Shekh Axmed Cali Ducaale Halkaan Hoose Ka Dhageyso
Read More » -
Sidee Loga Baxaa Nolasha Adak
shekh Mustaf Xaaji ismaacil ayaa soo Jeedinaya Muxaadaro Cinwankeedu Yahay Nolasha adak Sidee Loga Baxaa Halkaan Hoose Ka Dhageyso
Read More » -
Qadarka Salaada
Website,ka alithar.net Waxa uu Idinso Gudbinayaa Muxaadaro Ka hadlaysa Qadarta Salaada Shekh Cabdirashid Cali Suufi ayaa soo Jeedinaya Halkaan Hoose…
Read More » -
Faa,idada Quraanka kariimka
Halkaan Hoose ka dhagayso Muxaadaro Cinwankedu Yahay Faa,iidada Qur,aanka Shekh Xuseen Cali Jabuuti
Read More »