WAXQABAD

Xujeyda Oo Si Toos Ah U Guda Galay Gudasha Acmaasha Xajka.

Maanta oo khamiis ah waa Sideeda bisha Dilxijah Sanadka 1443 Hijri waxey hal malyan oo Xujey Muslimiin ah oo ka kala yimid daafaha Caalamka guda galeen acmaasha Xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Diinta Islaamka.

Maanta waa Yowmu Tarwiyah waxeyna Xujeyda iyagoo soo meertay u dhaqaaqeen dhanka Minaa

Waxeyna maalinta Barita oo ah Sagaalka Dilxijah ay tahay maalinta Xujeyda ay guda nayaan rukniga ugu weyn Xajka oo ah istaaga Banka Carafah’waxeyna Shareecada Islaamka u jideysay Muslimiinta Kale ee aysan u suura galin iney Xajiyaan iney Soomaan maalinta Carafo oo Biri ah Soonkaasi oo ah mid Fadli weyn xamabaarsan.

Alithar.Net

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?