WAXQABAD
-
Waaladiin Gabadhooda Ubixiyay Duco Quudin ah
Habaryar Gaasiro & Abti Fu,aad waxay Duco Quudin ah Usameyeen Gabadhooda Degan Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Muraad leh…
Read More » -
Jimciyatu Alithaar Alkheyriyah oo Booqatay Hooyo Xanuunsan
Hooyo Xaajiyo oo Mudo Labo Sano ah La Dhibaataysan Xanuun Lugta ah ayaan Ku Booqanay Hoy ay ka degantahay Kaam…
Read More » -
Website,ka Kheyriga ah Ee alithaar oo Markale Hawada Dib Ugu soo Laabtaay
Dhamaan Muxsiniinta webka,alithaar.com waxaanu ugu bishaaraynaynaa in webkii u dib u soo laabtay ka dib markii,uu in muddo ah ay…
Read More » -
Samafale Ku sugan Magaalada London oo Deeq Lacageed Soo Gaarsiiyay Sadax Qoys oo Dabkoodu Dansanaa
Walaal ka Mid ah Muxsiniinta Reer London oo Ku xiran Jimciyatu alithaar alkheyriyah ayaa Inaso Wakiishay Lacag Dhan $50 Dollar…
Read More » -
Qof Muxsin ah oo Ilaahay Dartii Wax Ulabaxaya ayaa Ka Farxiyay Labo Qoys oo Dabkoodu Dansanaa
Lacagtan waxay Naga soo Gaartay Qof Muxsin ah oo Ku Sugan Dalka Dibadiisa waxay ahayd $ 60 Dollar waxana sida…
Read More » -
Waxaan Codsanayaa in Wiljer laygu iibiyo Wiilkayga Hadii aanay Lay Awoodin Qarashka isbitaalka
Hooyo Khadiijo Xuseen Cali oo aan Ku Booqanay Degmada Afgooye Ee Gobolka S/Hoose ayaa inooga shekeysay Xanuunka Wiilkeeda yar ee…
Read More » -
(Daawo Sawirro) Qaar Kamid ah Qoysaski Fatahaada & Roobabka uu Saameeyay oo Soo Gaaray Duleedka Muqdisho
ilaa 50 Qoys oo Kamid ah Dadkii Roobabka iyo Fatahaada Wabiga uu Saameeyay ayaa Soo gaaray Xero ay deganyihiin Dad…
Read More » -
Muxsiniinta Reer London oo Bixiyay Dhamaan Lacagtii Biyaha ay Cabeen 1,200 Boqol Qoys
Malinti Shalay oo Tariikhdu Ku Beegnayd 12-12-2023 islamarkana ahayd Maalinimo Talaado ah ayaan Wareejinay Lacagtii uu Nagu lahaa Ceelka Biyaha…
Read More » -
Ardayda Madarasada Imamu Shaafici & Macalinkooda oo Usoo Duceeyay Walal Muxsin ah oo Qurbaha Kunool
in kabadan 100, Boqol Arday oo isugu Jira Gabdho iyo Wiilal Islamrkaana Qur,aanka Kariimka Ka Barta Madarasada Imamu Shaafici ayaa…
Read More »
