WAXQABAD
-
(Daawo Sawirrada) Mu,asasada Alithaar Alkheyriyah oo Hergalisay Xarunta Agoonta Lagu Xanaaneeyo Waxna lagu Baro.
Munaasabad si heer sare ah losoo Agaasimay islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Culuma,udiin Waxgarad Odayaal Dhaqan Waaladiin & Marti sharaf kale…
Read More » -
walalayaal caawa waa habeenimo Jumco ah ah aan badino Saliga Nabiga NNKH.
ุนูู ุฃูุจูู ููุฑููุฑูุฉู ุฑุถู ุงููู ุนูู ุฃูููู ุฑูุณูููู ุงูููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู ููุงูู: ((ู ููู ุตููููู ุนูููููู ููุงุญูุฏูุฉูุ ุตููููู ุงููู…
Read More » -
(Daawo) Hooyo Muraadleh oo Muxsinad ah ayaa Qado Sharaf Usamaysay in kabadan 50 Qoys.
Loor Bariis ah Hilib & Qudradiisa ayaan Gaarsiinay Kaam kuyaala Duleedka Magaalada Muqdisho Waxana soo Sadaqeysatay Hooyo Muxsinad ah oo…
Read More » -
LIVE TAKBIIRTA CIIDUL-ADXA Jimciyada Kheyriga ah ee Alithaar oo Umadda Muslimiinta Ugu Hambalyenaysa Munaasabada Ciidul-Adxa
Dhamaan ummadda Somaliyeed ee Muslim ka ah waxaan leenahay ciid mubarak ciidaan ciideeda Allah hanagu Gaarsiiyo barwaaqo. caafimaad qab iyo…
Read More » -
Maxay yihiin waxyaabaha Muslimiinta ka reebban bisha Dul-Xaj?
Dul-Xaj waa bisha laba iyo tobnaad ee ugu dambeysa bilaha Islaamka. Waxayna u leedahay Muslimiinta caalamka ku nool muhiimad weyn,…
Read More » -
Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Ka Farxiyay 200 oo Arday.
Abti Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Ka mid ah Muxsiniinta ayaa Ka Farxiyay Arday Quraan Baranaysa kuwaas oo maalmihii…
Read More » -
Hooyo Ka Mid ah Dadka Muxsiniinta oo Ka Farxisay 21 Qoys oo Danyar ah
In kabadan Labataan Qoys oo isugu Jira Waayeelo Naafo iyo Hoyoyiin Haysta Agoomo ayaan Gaarsiinay Deeq Lacageed oo Naga soo…
Read More »


