MUXAADARO

Axkaamta Soonka

Waa Maanlinimo Jumco ah taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 25-08-1444, oo ku beegan 17-03-2023

Waxaa maalmo kooban inooga harsan bisha barakeysan Ee Ramadaan oo ah bil cibaado iyo Fadli badan.

Sidaasi Darteed si aan uga faaโ€™iideysano fadliga bishaas barakeysan, waxaan idiin soo gudbineynaa muxaraadaad taxane ah oo Ku Saabsan Bisha Ramadaan Insha,ALLAH.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button