WAXQABAD

FADLIGA SALIGA NABIGA ๏ทบ

Alle Weyne Wuxuu Yiri: ilaahay iyo Malaa’igtiisu waxay ku sallinayaan Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya Nabi NNKH

(Suuradda Al-Azhab)

Wuxuu Yiri Raasuulku (๏ทบ):
Qofkii igu salliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer. (W.W.Muslim)

Wuxuuna Yiri Raasuulku ๏ทบ : Majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}. (W.W.Abuu_Daawuud 2041)

Wuxuuna Yiri Raasuulku (๏ทบ):
Bakhaylku waa ka agtiisa la igu
sheegay een igu salliyin.
(W.W.Tirmidi iyo Qayrkiis)
Wll aan kusalino suubanahenlenii muxamwd
NNKH siina GudbiShare ๐Ÿ‘‡

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ู…ุญู…ุฏ

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button