WAXQABAD
-
Ku Dhowaad 30 Qoys oo La Gaarsiiyay Bundado Dhar ah.
Qoysaskan oo kamid ah Barakacaysha Degan Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa La Gaarsiiyay Bundado Dhar ah kuwaas oo isugu Jiray Jaakado…
Read More » -
{Maqaal} Madaxa Usalaax Agoonta
Marka la dhoho banii aadamka agoon waa ilmaha ee aabihii waayay isaga oo aan qaangaarin . wuxuu yiri nabigu c.s.w.…
Read More » -
Al Ithaar Foundation oo Baahisay Qeybta 2,aad Sawirrada Farxada Agoonta
Jimciyada Kheyriga ah Ee Al Ithaar Foundation ayaa Soo Bandhigtay Qeybta 2,aad Ee Ugu Dambeesay Sawirrada Caruurta Agoonta Ee Walaalaha…
Read More » -
Maamulka Alithar.net Waxa Uu Dadka Muslimiinta Ugu Hambalyeynayaa Munaasabada Ciidul Fidriga.
Iyadoo caawa ay bilatay bisha Shawaal Maalinta Isniinta ee barita ay tahay Maalinta kowaad ee Ciidul Fidri waxa uu Webka…
Read More » -
(Dhageysi+Sawirro) Walaal Ka Mid ah Muxsininta London oo Sakaatul-Fidriga Soo Garsiiyay Qoysas Sabool ah.
Qofka Muslimka ahi marka uu dhammeeyo soonka Ramadaan, waxaa laga rabaa in uu bixiyo sakaatul fidri, haddii uu awoodo. Awooddaasi…
Read More » -
Baraarujin Ramadaanka: Jooji Xanta Dulmiga Dooda Si Alle uu Kaaga Aqbalo Soonka
Walaalaha Muslimiinta ah Ee ku xiran Website-ka alithar.net, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wax-waliba oo ku saabsan…
Read More » -
Maamulka Al-Ithaar Foundation Oo Muslimiinta Ugu Hambaleynaya Bilashada Bisha Ramadaan.
Maamulka iyo Howlwadeenada Al-Ithaar Foundationย ayaa Umadda Muslimka ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel weliba oo uu joogo waxay ugu…
Read More » -
Maxaad ka Og-tahay Fadliga habeenka kan ee Caawa 15-ka Bisha Shacbaan?
Caawaย waa habeenka kala Bara bisha Shacbaan Taariiqda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-08-1443 Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda…
Read More » -
(Sawirro) Deeq Lacageed oo Ka Timid walaal Muxsin ah oo la gaarsiiyay Hooyo dhibataysan
Maalinnimadii shalay oo Axad ahayd ayaa waxaa Nala soo xiriiray Mid kamid ah walalaha Ku xiran alithar si uu U…
Read More »
