SAWIRRO
-
Deeq Raashiin ah oo la gaarsiiyay Caruur labadooda Waalid ay Geeriyodeen.
Deeqdan Raashiinka oo kakoobnayd BUR-BARIIS-SONKOR-SALIID-TIMIR-CAANO & Waxyaabo kale ayaynu gaarsiinay qoyskan oo aad utabaalaysnaa. caruurta labadoda waalid ay geriyodeen waa…
Read More » -
Kafarxi agoonta Madaxana Usalaax
waa qaar kamid ah caruurta somaliyeed ee aabahooda waayay waxay ubaahanyihiin daryeel caafimaad waxbarsho iyo Nolal wanaagsan. walaal ka farxi…
Read More » -
Walaalaha Muxsiniinta Reer London oo Bacoyiinka Roobka ugu deeqay Qoysas Danyar ah
ilaa 10 Qoys oo Barakacayaal ah Kana mid ah Dadkii ay Abaartu saamaysay ayaynu gaarsiinay Bacoyiinka Roobka Hoyoyiinkan qaarkood oo…
Read More » -
-
Goob Ganacsi oo loo Hergaliyay Hooyo somaliyeed oo Caruur Agoon ah haysta
Hooyadan ayaa waxay haysta Caruur Agoon ah oo gaarysa ilaa 5 caruur iyada ayaa Aabe iyo Hooyaba u ah waxay…
Read More » -
-
(Daawo) Damashaadka Caruurta Agoonta
Samafalayasha Reer London ayaa Ka farxiyay Sababna U.ahaa Inay qoslaan oo ay farxaan Agoonta Malainta Ciidda. HOOS KAย EEG SAWIRRADA
Read More » -
(Warbixin+Sawirro) 800 Boqol oo qoys ahna Barakacayaal oo Biyo Dhaamin loo sameeyay
Biyo Dhaamintan waxa ay ka dambeesay Kadib Markii Qoysaskan ay aad uga cabanayeen Biyo.la.aan Waxaana ay sababtay Taas In Dhoor…
Read More » -
Al ithaar Foundation oo Gaari Wiljer ah Gudonsiisay Gabar Lugaha Naafo Ka.ah
Cibaado Waa Gabar Yar oo Naafo ka.ah qeybha hoose Ee Jirkeeda. Kuma aysan Dhalan gabadhani naafo nimada hayeshee waa Dabeyl…
Read More » -
Bundudo Dhar ah oo loo qeybiyay Barakacayaal ku sugan duleedka Xamar
Inkabadan 50 Qoys oo Danyar ah ayaa loo qeybiyay Dhar Kakooban Jaakado Bustoyiin Dhar caruureed iyo Dadweyn Intaba. Walaalaha…
Read More »