SAWIRRO
-
Biyo Dhaamin socotay Mudo labo-Bilood Oo Lasoo Gabagabeyay
Jimciyada Kheyriga ah ee Al Ithaar ayaa soo gabagabaysay Howlo Biyo Dhaamin ah oo ay kawaday Duleedka Magaalada Muqdisho August…
Read More » -
Jimciyada Kheyriga ah Ee Al Ithaar oo Biyo Siinaysa Qoysas Barakacayaal ah.
Halkaan Hoose ka Daawo Video
Read More » -
Gabar Araga,La oo Si Naxriis ku Dhehantahay ugu Mahad celisay Reer London.
Halkaan Hoose Ka Daawo Video 2
Read More » -
(Daawo) Samafaliyal London Ku sugan Oo Ku Dhowaad Labo Bilood Biyo Siinaya Barakacayaal.
Mudo Bil iyo 21 Tan Malmood ayay qoysaskan Dhaansanayaan Tubooyiin Biyo ah oo lasoo marsiiyay Dhulka Hostiisa kuwaas oo ay…
Read More » -
Daawo (Hooyo Sacdiyo) Taakulayn Weyn ayay Nooyihiin Biyaha.
Dhowaad Mudo Bil & Bar ah ayay Dhaansanayaan Biyo Lacag La,aan ah oo ay Ugu Deqeen Walaalo Muxsiniin ah oo…
Read More » -
$450 Dollar oo lagu warejiyay Gudiga Kaamka Taaso ah Lacagta Biyaha.
Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithaar Foundation ayaa maalintii shalay oo sabti ahayd waxay lacag dhan $450 Dollar ku wareejisay Maamulka…
Read More » -
(video Hooyo Faadumo) Wayna Caawiyeen Iyaguna Ilaahay Ha U Gargaaro.
Samafaliyaal Ku Sugan Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa Maalintii 29,aad Waxay Biyo Siinayaan In Kabadan 600 Boqol oo Qoys…
Read More » -
(Faa,idoyiinka Sadaqada)
Fadliga Sadaqada waxaa kamid ah. 1) Carada ilaahay ayay damisaa 2) Sadaqada dambiga ayay tir-tirtaa 3) Hadh ayay unoqoto qofka…
Read More » -
Maalintii 5,aad oo Alithaar Biyo Dhaamin Kawado Muqdisho Duleedkeda
31,kii May oo Hada Laga Joogo Mudo 5,Maalin ah iyo Waqti Aan Laxadidid ayay Biyo Lacag,la,aan ah Cabi Donaan Inkabadan…
Read More » -
Jimciyada Kheriga ah Ee Alithaar oo Biyo Galin ka Wada Duleedka Muqdisho.
Shaqaalo iyo Howlwadeno Ka tirsan Jimciyada Kheriga ah Ee Al-Ithaar ayaa Hada Howlo Biyo Galin iyo Dhaamin Kawada Duleedka Magaalada…
Read More »