SAWIRRO
-
-
(Sawirro) Afurinta Dadka Sooman
jimciyada kheyriga alithaar ayaa Afurinaysa Bolaal qoys oo danyar ah kuwaas oo sheegay inay ku farxeenn gurmadkas 185
Read More » -
-
10,ka dhexe oo hada aan ku jirno waxan bilaabi rabnaa afurinta dadka danyarta
walaal waxaad awoodo uga qeyb qaado ููุงูู ุฑูุณูููู ุงูููููู ุตููููู ุงูููู ุนููููููู ููุณููููู ู: “ู ููู ููุทููุฑู ุตูุงุฆูู ูุง ููุงูู ูููู ู ูุซููู ุฃูุฌูุฑููู…
Read More » -
(+447538046487) Yaa ilaahay dartii Wax Ulabaxaya Timir Jeexaadba Allah haka-dhigee!
Maalmo yar ayaa Inooga harsan Bishii, Kheyrka Badneed, Bishii Qur,aanka, Bishii Sadaqada, Bishii Dambi-dhaafka iyo Bishii Quluubta Muslimiinta ku weyneed…
Read More » -
Jimciyatu Al Ithaar Al-khairiyah oo Qabanqabinaysa Afurinta ku dhowaad 1000,kun qoys
Jimciyatu Al Ithaar Al-khairiyah oo ah Hay,ad Madaxbanaan oo Daryeesha Agoonta & Masaakiinta ayaa Ramadaan Waliba waxay Quudisaa Jimciyadu 800,…
Read More » -
(Sawirro) Deeq Raashiin ah oo la Gaarsiiyay 9 Caruur oo Agoomo ah
Dad Muxsiniin ah oo kunool wadanka Canada ayaa Deeq kakooban Bur-Bariis-Sonkor-iyo Saliid soo gaarsiiyay Caruur Agoomo ah oo gaaraya ilaa…
Read More » -
Qoysas Danyar ah oo Dalbaday in la afuriyo Bisha Ramadaan Insha,ALLAH
Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 02 08-1444, oo ku beegan 22-02-2023, sida aynu ognahay waxaa nagu…
Read More » -
(Sawiiro+warbixin)Hooyo Muxsinad ah oo Canada Kunool oo Deeq Raashiin ah Garsiisay Qoysas Danyar ah
Hooyo Deeqo oo kamid ah dadka kheyrka iyo samafalka jecel kuna nool wadanka Canada ayaa Maanta oo Arbaco ahayd waxay…
Read More »
