-
MUXAADARO
أشراط الساعة قسم الأول
Website,kaKheyriga ah Ee Al-Ithaar.Net Waxa uu Idinsoo Gudbinaynaa Muxaadaro Muhiim ah oo Ka Kahadlaysa Calaamadaha Lagu Garto Qiyaamaha. Qeybta Kowaad…
Read More » -
SAWIRRO
(Sawirro) Qur,aan Aqris Iyo Sadaqaad Loo Bixiyay Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhani
Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar oo la filayo in Goordhow ay Qaliin Gasho ayaa Malintii Shalay Sadaqeesatay Neef Ari iyo…
Read More » -
SAWIRRO
( Daawo Sawirro) In kabadan 20 Arday oo Dhameestay Farbar oo Shahaado La Gudonsiiyay.
Munaasabad Si Heer sare ah losoo Agaasimay Islamarkana ay Ka Qeybgaleen Culuma,udiin Macalamiin Waxgarad iyo Waladiinta Ardayda ayaa Lagu qabtay…
Read More » -
SAWIRRO
Daawo Sawirrada Xafladda+Warbixin
Dad Muxsiniin ah oo Qurbaha Kunool islamarkana Muraad Leh ayaa Xaflad usameeyay 150 arday oo Qur,aanka Kariimka Kabarta Madarasda Imaamu…
Read More » -
SAWIRRO
Sawirro: Gudiga Kaamka oo Lagu Wareejiyay Lacagta Biyaha ay Cabeen Barakacayasha.
Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar Foundation ayaa Lacag Dhan $450 Dollar Ku Wareejisay Gudiga Kaamka Tasoo ah Lacagta Biyaha ay…
Read More » -
SAWIRRO
(Daawo video) Hooyo Araga La, oo Muxsiniinta Reer London Ka Codsatay Inay Udhisaan Musqulo.
Hooyo Salaado Shekh Ibraahim oo 70 Jir ah Aragana La,ayaa ugu Horeyn waxa ay Umahad Celisay Allah Subxaanahu Watacalaa, Kadib…
Read More » -
MUXAADARO
(Dhageyso) Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga Saliga Nabiga CSW
Maanta waa Jimco Taariiiikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 27-02-1444, oo waafaqsan 23-09-2022,Website,ka Kheyriga ah Ee Alithar.Net Waxa uu Idinsoo…
Read More » -
SAWIRRO
Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhaani oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Qoysas dhibaataysan.
Ilaa iyo shan qoys oo Danyar ah oo Ku nool kaam ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa La Gaarsiiyay Deeq…
Read More » -
WAXQABAD
Dhalinyaro Somaliyeed oo Muxsiniin ah oo Maalintii 14,aad Biyo Udhaaminaya Qoysas Danyar ah.
In kabadan 600 Boqol oo qoys oo Danyar ah islamarkaana Dagan Xeroyiinka Barakacayasha Ee ku Teedsan Duleedka Xamar ayaa loo…
Read More » -
SAWIRRO
Teamka One Bratherhood Fc oo Maalintii 7,aad Gurmad ka Wado Duleedka Muqdisho.
ilaa iyo 630 Qoys oo Badankooda ah dadkii Abaartu Saameysay Ee Degaanadooda kasoo Barakacay ayaa Hada Helay Biyo, ku filan…
Read More »