WAXQABAD
-
Jimciyatu Al Ithaar Al-khairiyah oo Qabanqabinaysa Afurinta ku dhowaad 1000,kun qoys
Jimciyatu Al Ithaar Al-khairiyah oo ah Hay,ad Madaxbanaan oo Daryeesha Agoonta & Masaakiinta ayaa Ramadaan Waliba waxay Quudisaa Jimciyadu 800,…
Read More » -
(Sawirro) Deeq Raashiin ah oo la Gaarsiiyay 9 Caruur oo Agoomo ah
Dad Muxsiniin ah oo kunool wadanka Canada ayaa Deeq kakooban Bur-Bariis-Sonkor-iyo Saliid soo gaarsiiyay Caruur Agoomo ah oo gaaraya ilaa…
Read More » -
Qoysas Danyar ah oo Dalbaday in la afuriyo Bisha Ramadaan Insha,ALLAH
Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 02 08-1444, oo ku beegan 22-02-2023, sida aynu ognahay waxaa nagu…
Read More » -
(Sawiiro+warbixin)Hooyo Muxsinad ah oo Canada Kunool oo Deeq Raashiin ah Garsiisay Qoysas Danyar ah
Hooyo Deeqo oo kamid ah dadka kheyrka iyo samafalka jecel kuna nool wadanka Canada ayaa Maanta oo Arbaco ahayd waxay…
Read More » -
FADLIGA SALIGA NABIGA ﷺ
Alle Weyne Wuxuu Yiri: ilaahay iyo Malaa’igtiisu waxay ku sallinayaan Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya Nabi NNKH (Suuradda…
Read More » -
Hooyo Muxsinad ah oo Qurbaha kunool oo U Gurmatay Qoysas haysta Caruur Agoomo ah
Shalay oo isniin ahayd ayaa Deeq lacageed oo inooga Timid Hooyo Kunool Wadanka Canada waxaan gaarsiinay qoysas Barakacayaal ah kuwaas…
Read More » -
(Daawo Sawirro+Warbixin) Samafaliyaal Ku sugan London oo Musqulo Udhisay Qoysas Barakacayaal ah
Dad Muxsiniin ah oo Ku sugan Cariga Magaalada London oo Ilaahay dartii Wax ulabaxaya ayaa Bishii 3,aad waxay Gurmad ufidinayaan…
Read More » -
(Sawirro) Qur,aan Aqris Iyo Sadaqaad Loo Bixiyay Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhani
Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar oo la filayo in Goordhow ay Qaliin Gasho ayaa Malintii Shalay Sadaqeesatay Neef Ari iyo…
Read More »