WAXQABAD
-
(Sawirro) Qur,aan Aqris Iyo Sadaqaad Loo Bixiyay Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhani
Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar oo la filayo in Goordhow ay Qaliin Gasho ayaa Malintii Shalay Sadaqeesatay Neef Ari iyo…
Read More » -
( Daawo Sawirro) In kabadan 20 Arday oo Dhameestay Farbar oo Shahaado La Gudonsiiyay.
Munaasabad Si Heer sare ah losoo Agaasimay Islamarkana ay Ka Qeybgaleen Culuma,udiin Macalamiin Waxgarad iyo Waladiinta Ardayda ayaa Lagu qabtay…
Read More » -
Daawo Sawirrada Xafladda+Warbixin
Dad Muxsiniin ah oo Qurbaha Kunool islamarkana Muraad Leh ayaa Xaflad usameeyay 150 arday oo Qur,aanka Kariimka Kabarta Madarasda Imaamu…
Read More » -
Sawirro: Gudiga Kaamka oo Lagu Wareejiyay Lacagta Biyaha ay Cabeen Barakacayasha.
Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar Foundation ayaa Lacag Dhan $450 Dollar Ku Wareejisay Gudiga Kaamka Tasoo ah Lacagta Biyaha ay…
Read More » -
(Daawo video) Hooyo Araga La, oo Muxsiniinta Reer London Ka Codsatay Inay Udhisaan Musqulo.
Hooyo Salaado Shekh Ibraahim oo 70 Jir ah Aragana La,ayaa ugu Horeyn waxa ay Umahad Celisay Allah Subxaanahu Watacalaa, Kadib…
Read More » -
Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhaani oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Qoysas dhibaataysan.
Ilaa iyo shan qoys oo Danyar ah oo Ku nool kaam ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa La Gaarsiiyay Deeq…
Read More » -
Dhalinyaro Somaliyeed oo Muxsiniin ah oo Maalintii 14,aad Biyo Udhaaminaya Qoysas Danyar ah.
In kabadan 600 Boqol oo qoys oo Danyar ah islamarkaana Dagan Xeroyiinka Barakacayasha Ee ku Teedsan Duleedka Xamar ayaa loo…
Read More » -
Teamka One Bratherhood Fc oo Maalintii 7,aad Gurmad ka Wado Duleedka Muqdisho.
ilaa iyo 630 Qoys oo Badankooda ah dadkii Abaartu Saameysay Ee Degaanadooda kasoo Barakacay ayaa Hada Helay Biyo, ku filan…
Read More » -
(Sawirro+vedio)Teamka ONE BROTHERHOOD FC oo Gurmad Deg Deg ah Gaarsiiyay Barakacayaal
One-Brotherhood Football-Club waa Team Ciyaartoy ah oo Ka Dhisan Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska, waa Dhalinyaro Soomaaliyeed oo isxilqaamay iskoodana…
Read More » -
Fadliga Uu Leeyahay Saliga Nabiga Maalinta Jumcaha (صلى الله عليه وسلم)
Fadliga Nabiga oo lagu salliyo (صلى الله عليه وسلم) waa amar uu ILAAHAY (سبحانه وتعالي) ku sheegay Qur’aanka. Axaadiista Nabigana…
Read More »