WAXQABAD
-
Dhamaan Dadka Muslimiinta Waxaan Leenahay Ciid Mubaarak.
Maalinta bari oo Arbaco ah Taariikhduna tahay Tobanka Bisha Dul Xijjah ee Sanadka 1444 Hijri waa Maalinta Kowaad ee Ciidul…
Read More » -
Mudo 7,Sano ayaan La Jifaa Xanuunkan Mana,Awoodo Qarashkii aan Isbitaal Ku Tagi lahaa.
Waxay Ku Nooshahay Nolal aad uliidata. Guri yar oo ka sameysan Cooshado oo ay Dhaxyalaan Baakado Ama Kartoomo ay Dhulka…
Read More » -
Ku Dhowaad 30 Qoys oo Danyar ah oo laso Gaarsiiyay Deeq Raashiin ah
Hooyo Deeqo Cabdi Cumar Baqbaqaani oo ah Hooyo Muxsinad ah Kuna Nool Wadanka Canada ayaa Deeqdan Raashiinka ah Waxay soo…
Read More » -
Labo Ruux oo Muxsiniin ah oo Deeq Raashiin ah Soo Gaarsiiyay Hooyo Dhibaataysan.
Raashiin Kakooban Bur-Bariis-Sonkor-Baasto-& Saliid ayaan ku wareejinay Hooyo Xaliimo oo ah Maamo Waayeel ah oo Haysa Caruur Agoon ah.…
Read More » -
(Daawo) Bishii 2,aad ayaa Usocota 905 qoys oo Samafaliyasha Reer London Biyo Ugu Deqeen
27-Bishii April Ee Tagtay ayay Muxsiniinta Reer London Waxay Biyo Galin usameeyen ku dhowaad 1,000 qoys oo Masaakiin ah Kuwaas…
Read More » -
(Vedio+Sawirro) Samafaliyaal Ku sugan London oo qado Sharaf usameeyay Ku dhowaad 100 Qoys oo Masaakiin ah.
Shalay oo khamiis ahayd ayaa Qoyska Mid kamid ah Muxsiniinta Reer London waxay qado usameeyeen 70 Qoys oo Masaakiin ah…
Read More » -
{Daawo}Waan Kabaxnay Dhibaatadii Biyo La,aned Wiilasheena Reer Lodon Biyihii Janaad Allah Haidinkaga Dhigo
Walaalaha Muxsiniinta ee Reer London ayaa Biyo Siinaya 905 qoys oo Barakacayaal ah kuwaas oo ku Dhibaataysan Xeroyiinka Barakacayasha ee…
Read More » -
-
Daawo Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar oo Biyo Galin Usameysay In kabadan 700 Boqol oo Qoys oo Danyar ah.
Walaalo Samafaliyaal ah oo Ku sugan Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa 27.kii Bishii Taktay Ee April 2023 Waxay Biyo…
Read More » -
Walaal Muxsiniinta Reer London Ka Mid ah oo Deeq Raashiin ah Gaarsiiyay Caruur Agooma ah.
Deeq Raashiin ah oo Kakooban Bur-Bariis-Sonkor- Saliid & Lacag Dhaycaan ay Ka Dhigtaan ayaan Gaarsiinay Hooyo Ramlo oo Haysata Afar…
Read More »