WAXQABAD
-
Jimciyatu Alithar Alkheyriyah oo Soo Gabagabaysay Biyo Dhaamin Mudo 6-Bilood ah ay kawaday Duleeeka Muqdisho
Shalay oo ahayd Maalinimo Jumco ah Taariikhdana ay Ku Begneyd 27- October 2023 ayaan soo gabagabaynay Biyo-Dhaamin aan ka wadnay…
Read More » -
Masaajido ku yaala Galbeedka London oo laga Bilaabay Wajiga 1,aad Ee Loogu Gurmanayo in kabadan 1000 Qoys.
أَوَلَمۡ يَرَ ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَنَّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ كَانَتَا رَتۡقٗا فَفَتَقۡنَٰهُمَاۖ وَجَعَلۡنَا مِنَ ٱلۡمَآءِ كُلَّ شَيۡءٍ حَيٍّۚ أَفَلَا يُؤۡمِنُونَ Salaada Jimcaha…
Read More » -
(6 Vedio & Warbixin Daawo) Hooyo Muxsinad ah oo Deeq Rashiin ah soo Garsiisay Qoysas Barakacayal ah
Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Ka mid ah Hoyoyiinka Muxsinaadka ah ee Ku Xiran Jimciyada Kheyriga ah Ee …
Read More » -
-
(Daawo) Walaal Ka Mid ah Muxsiniinta London oo Deeq isugu jira Raashiin & Dawo soo Gaarsiiyay Hoyo Dhibataysan
Raashiin Kakooban Bur-Bariis-Baasto-Sonkor & Saliid ayaan Gaarsiinay Hooyo Xaliimo oo ku nool Mid kamid ah Xiroyiinka Barakacayasha Ee Ku Teedsan…
Read More » -
Muxsiniinta London oo Bilaabay Uruurinta Lacagaha Biyaha ay Cabayaan 1,200 Qoys oo Barakacayaal ah
intii nala socotay Sida aad Ogtihiin waxaan Biyo Siinaa 1,200 Qoys oo Barakacayaal oo Degan Kaam kuyaala Duleedka Magaalada Muqdisho.…
Read More » -
Waxaad Awoodo Ku Darso Lacagaha Biyaha ay Cabayaan 1,200 Qoys oo Barakacayaal ah
Waxan Biyo Siinaa Sadax Kaam oo Kuyaala Duleedka Magaalada Muqdisho kuwaas oo ay Deganyihin Qoysas Barakacayaal ah oo Tiradoodu Gaarayso…
Read More » -
Muxsiniinta Waxan Ka Codsanayaa inay ii,ibiyaan Daawoyiinka Dhaqtarka isoqoray.
intii Nala socotay Dhowaan Waxaan Baahinay Muqaalka Hooyo Xaliimo oo Dalbanaysa in Isbitaal lageeyo si Xanuunka Hayo Looga Daweeyo Ilaahbaa…
Read More » -
{Daawo} Waxan Allah Kasakow Umahad Noqenaa Walaalahena Muxsiniinta ah Ee Reer London.
Samafaliyaal Kunool Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa Qoysaskan oo Tiradoodu kabadantahay kun- Qoys waxay ku Sadaqeysten Biyo. Ilaa Sadax…
Read More »