WAXQABAD
-
(Sawirro) Alithaar Foundation oo Biyo Galin Usameysay 700 Boqol qoys oo Barakacayal ah.
Biya galinta qoysaskan ayaa Ka Dambeysay Kagadal Markii ay Si aad ah Uga Cawdeen Biyo-la,aan soo Foodsartay Taas oo Nolashooda…
Read More » -
Jimciyada Kheriga ah Ee Alithaar oo Biyo Galin ka Wada Duleedka Muqdisho.
Shaqaalo iyo Howlwadeno Ka tirsan Jimciyada Kheriga ah Ee Al-Ithaar ayaa Hada Howlo Biyo Galin iyo Dhaamin Kawada Duleedka Magaalada…
Read More » -
Kafaalada Agoonta (Maxay Ka Tiri Axaadiistu?)
Walaalayaal markaan wax ka sheegno axaadiista qaarkood 1- xadiiska koobaad saxaabiga la dhoho abii dardaa wuxuu yiri :- عن أبي…
Read More » -
(Sawirro+Vedio) 8,Caruur oo Agoon ah & Hooyadooda oo La kafaala Qaday.
Walaal Ka Mid ah Muxsininta Reer London Ayaa Kafaala Qaaday 8,Caruur oo Agoon ah & Hooyadooda May 2022. Mid Kamid…
Read More » -
Ku Dhowaad 30 Qoys oo La Gaarsiiyay Bundado Dhar ah.
Qoysaskan oo kamid ah Barakacaysha Degan Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa La Gaarsiiyay Bundado Dhar ah kuwaas oo isugu Jiray Jaakado…
Read More » -
{Maqaal} Madaxa Usalaax Agoonta
Marka la dhoho banii aadamka agoon waa ilmaha ee aabihii waayay isaga oo aan qaangaarin . wuxuu yiri nabigu c.s.w.…
Read More » -
Al Ithaar Foundation oo Baahisay Qeybta 2,aad Sawirrada Farxada Agoonta
Jimciyada Kheyriga ah Ee Al Ithaar Foundation ayaa Soo Bandhigtay Qeybta 2,aad Ee Ugu Dambeesay Sawirrada Caruurta Agoonta Ee Walaalaha…
Read More » -
Maamulka Alithar.net Waxa Uu Dadka Muslimiinta Ugu Hambalyeynayaa Munaasabada Ciidul Fidriga.
Iyadoo caawa ay bilatay bisha Shawaal Maalinta Isniinta ee barita ay tahay Maalinta kowaad ee Ciidul Fidri waxa uu Webka…
Read More » -
(Dhageysi+Sawirro) Walaal Ka Mid ah Muxsininta London oo Sakaatul-Fidriga Soo Garsiiyay Qoysas Sabool ah.
Qofka Muslimka ahi marka uu dhammeeyo soonka Ramadaan, waxaa laga rabaa in uu bixiyo sakaatul fidri, haddii uu awoodo. Awooddaasi…
Read More » -
Baraarujin Ramadaanka: Jooji Xanta Dulmiga Dooda Si Alle uu Kaaga Aqbalo Soonka
Walaalaha Muslimiinta ah Ee ku xiran Website-ka alithar.net, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wax-waliba oo ku saabsan…
Read More »