WAXQABAD
-
Daawo (Hooyo Sacdiyo) Taakulayn Weyn ayay Nooyihiin Biyaha.
Dhowaad Mudo Bil & Bar ah ayay Dhaansanayaan Biyo Lacag La,aan ah oo ay Ugu Deqeen Walaalo Muxsiniin ah oo…
Read More » -
Waxaan Umada Muslimiinta Ugu Hambalyeenaynaa Ciidul Adxaa 1443 Hijriga.
Maamulka iyo Howlwadenada Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithar Foundation waxay Hambalyo u dirayaan dhammaan ummada Muslimka ah meel walboo ay…
Read More » -
Xujeyda Oo Si Toos Ah U Guda Galay Gudasha Acmaasha Xajka.
Maanta oo khamiis ah waa Sideeda bisha Dilxijah Sanadka 1443 Hijri waxey hal malyan oo Xujey Muslimiin ah oo ka…
Read More » -
$450 Dollar oo lagu warejiyay Gudiga Kaamka Taaso ah Lacagta Biyaha.
Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithaar Foundation ayaa maalintii shalay oo sabti ahayd waxay lacag dhan $450 Dollar ku wareejisay Maamulka…
Read More » -
(video Hooyo Faadumo) Wayna Caawiyeen Iyaguna Ilaahay Ha U Gargaaro.
Samafaliyaal Ku Sugan Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa Maalintii 29,aad Waxay Biyo Siinayaan In Kabadan 600 Boqol oo Qoys…
Read More » -
Maalintii 13,aad oo Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar Biyo Dhaamin Usamenayso Boqolal Qoys.
Tan iyo Wixii Ka Dambeeyay Markii Qoysaskan ay Biyo-La,aan Ka cawdeen ayaa Durbadiiba Baaqaas waxaa si dhaqsi leh kaga soo…
Read More » -
Waxaa Si Habsami leh Wali Usocda Biyo-Dhamin Dhowaan ay Bilowday Al-Ithaar
Dad Muxsiniin ah oo ilaahay darii wax ulabaxaya ayaa Biyo ku sadaqestay ku dhowaad 1000,kun qoys oo Barakacayaal ah oo…
Read More » -
Sadaqada Qof Kaste Waajibka Ku Ah Maxay Tahay
Sida la og yahay nomcooyinka Alle siiyay dadka lama soo koobi karo, sidaa awgeed waxaad ogaataa in qofka korkiisa ay…
Read More » -
Howlo Samafal ah oo ay Horbodayso Al-Ithaar ayaa ka socota Muqdisho & Duleedkeda.
Jimciyada Al-ithaar Foundation ayaa oo ah Hay,ad Samafal oo Madaxbanan Islamarkana Ku Tiirsan Dadka Somaaliyeed Ee Muxsiniin ah ayaa Sii…
Read More » -
Gudiga Kaamka oo Ka Mahad Celiyay Gurmadka Barakacayasha Loo Sameeyay
Xili Dhowaan Jimciyada Kheyriga ah Ee Al Ithaar Gurmad Biyo Galin ah ay Usameesay Qoysas Barakacayaal ah ayaa Dhanka Kale…
Read More »