alithaar
-
MUXAADARO
(Dhageyso) Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga Saliga Nabiga CSW
Maanta waa Jimco Taariiiikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 27-02-1444, oo waafaqsan 23-09-2022,Website,ka Kheyriga ah Ee Alithar.Net Waxa uu Idinsoo…
Read More » -
SAWIRRO
Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhaani oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Qoysas dhibaataysan.
Ilaa iyo shan qoys oo Danyar ah oo Ku nool kaam ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa La Gaarsiiyay Deeq…
Read More » -
WAXQABAD
Dhalinyaro Somaliyeed oo Muxsiniin ah oo Maalintii 14,aad Biyo Udhaaminaya Qoysas Danyar ah.
In kabadan 600 Boqol oo qoys oo Danyar ah islamarkaana Dagan Xeroyiinka Barakacayasha Ee ku Teedsan Duleedka Xamar ayaa loo…
Read More » -
SAWIRRO
Teamka One Bratherhood Fc oo Maalintii 7,aad Gurmad ka Wado Duleedka Muqdisho.
ilaa iyo 630 Qoys oo Badankooda ah dadkii Abaartu Saameysay Ee Degaanadooda kasoo Barakacay ayaa Hada Helay Biyo, ku filan…
Read More » -
SAWIRRO
(Sawirro+vedio)Teamka ONE BROTHERHOOD FC oo Gurmad Deg Deg ah Gaarsiiyay Barakacayaal
One-Brotherhood Football-Club waa Team Ciyaartoy ah oo Ka Dhisan Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska, waa Dhalinyaro Soomaaliyeed oo isxilqaamay iskoodana…
Read More » -
MUXAADARO
Fadliga Uu Leeyahay Saliga Nabiga Maalinta Jumcaha (صلى الله عليه وسلم)
Fadliga Nabiga oo lagu salliyo (صلى الله عليه وسلم) waa amar uu ILAAHAY (سبحانه وتعالي) ku sheegay Qur’aanka. Axaadiista Nabigana…
Read More » -
MUXAADARO
(Dhageyso) Kalimad Ku Saabsan Zakada
Sida aynu Wada Ognahay Waxaa Lagu Jiraa Bisha Kowaad Ee Sanadka Hijriyada Waa Bisha Muxaram, Hadii aynu Sikale Udhigno Waa…
Read More » -
MUXAADARO
(Xasuusin) Aan kawada Faa’ideysano Soonka Maalinta Cashuura ee 10-ka bisha Muxarram
Cashuura waa maalinkii nabi Muuse iyo intii raacday Alle SWT, ka nabad geliyey Fircoon iyo colkiisii. Reer bani Israa’iil waxa…
Read More » -
SAWIRRO
Biyo Dhaamin socotay Mudo labo-Bilood Oo Lasoo Gabagabeyay
Jimciyada Kheyriga ah ee Al Ithaar ayaa soo gabagabaysay Howlo Biyo Dhaamin ah oo ay kawaday Duleedka Magaalada Muqdisho August…
Read More » -
WAXQABAD
Muslimiinta Caalamka Oo Maanta Sanad Cusub U Bilowday 1444 Hijri.
Maanta oo Sabti ah waa 01-01-1444 Hijri waxaa Muslimiinta Caalamka u bilowday Sanad Cusub kaasi oo ah Sanadka 1444 Hijriyada…
Read More »