WAXQABAD
FADLIGA SALIGA NABIGA ﷺ
Alle Weyne Wuxuu Yiri: ilaahay iyo Malaa’igtiisu waxay ku sallinayaan Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya Nabi NNKH
(Suuradda Al-Azhab)
Wuxuu Yiri Raasuulku (ﷺ):
Qofkii igu salliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer. (W.W.Muslim)
Wuxuuna Yiri Raasuulku ﷺ : Majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}. (W.W.Abuu_Daawuud 2041)
Wuxuuna Yiri Raasuulku (ﷺ):
Bakhaylku waa ka agtiisa la igu
sheegay een igu salliyin.
(W.W.Tirmidi iyo Qayrkiis)
Wll aan kusalino suubanahenlenii muxamwd
NNKH siina GudbiShare 👇
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد