WAXQABAD
-
(Daawo Sawirro) Qaar Kamid ah Qoysaski Fatahaada & Roobabka uu Saameeyay oo Soo Gaaray Duleedka Muqdisho
ilaa 50 Qoys oo Kamid ah Dadkii Roobabka iyo Fatahaada Wabiga uu Saameeyay ayaa Soo gaaray Xero ay deganyihiin Dad…
Read More » -
Muxsiniinta Reer London oo Bixiyay Dhamaan Lacagtii Biyaha ay Cabeen 1,200 Boqol Qoys
Malinti Shalay oo Tariikhdu Ku Beegnayd 12-12-2023 islamarkana ahayd Maalinimo Talaado ah ayaan Wareejinay Lacagtii uu Nagu lahaa Ceelka Biyaha…
Read More » -
Ardayda Madarasada Imamu Shaafici & Macalinkooda oo Usoo Duceeyay Walal Muxsin ah oo Qurbaha Kunool
in kabadan 100, Boqol Arday oo isugu Jira Gabdho iyo Wiilal Islamrkaana Qur,aanka Kariimka Ka Barta Madarasada Imamu Shaafici ayaa…
Read More » -
(Vedio) Mid kamid ah Samafaliyaasha Reer London oo Deeq Raashiin ah soo Garsiiyay Hooyo Dhibataysan
Hooyo Xaliimo oo hada Xaaladeeda Caafimaad ay kasoo Reenayso ayaan gaarsiinay Deeq raashiin ah oo katimid Walaal Muxsiniinta Reer London…
Read More » -
(Daawo Vedio) Walal Muxsiniinta Reer London ka mid ah oo Deeq Lacageed soo Gaarsiiyay Hooyo Waayeel ah
Mid kamid ah Walaalaha Muxsiniinta ah Ee Ku Xiran Jimciyatu Alithar Alkheyriyah ayaa Deeq lacageed soo Gaarsiiyay Hooyo Xabiibo Tarabi…
Read More » -
Sawirro+Vedio Qoysaski Quudinta loo sameeyay Malintii Shalay.
Aabe Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Ka mid ah Muxsiniinta Soomaliyeed ayaa shalay oo ahayd Maalinimo Axad ah waxa…
Read More » -
(Daawo video) Aabe Soomaliyeed oo Deeq Raashiin ah soo Gaarsiiyay Caruur Agoon ah.
Aabe Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Kamid ah Walaalaha Muxsiniinta ee Soomaliyeed ayaa Ka Farxiyay Caruurtan Agoonta ah ee…
Read More » -
(Daawo Sawirro) Walal Muxsin ah oo 8 Caruur oo Agoon ah soo Gaarsiiyay Deeq Raashiin & Lacag isugu jirta.
Aabe Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo ka mid ah dadka Muxsiniinta ah Ee Qurbaha Kunool ayaa Deeq Raashiin iyo…
Read More » -
(Daawo) Alithar Foundation oo 2,000 Dollar ku Wareejisay Gudiga Kaamka
Intii Nala socotay waxaan Mudo Lix-Bilood ah Biyo siinaynay 1,200 Boqol qoys oo isugu jira Agoomo Waayeelo Danyar iyo Naafo…
Read More » -
Dhacdo Xanuun Badan Aabe Dhaxfadhiya 4,Caruur kan ugu yar 4-Bilod uu jiro oo Hoyadoda Geeriyootay
Dad Samafaliyaal ah oo Ku sugan Galbeedka Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa Gurmad iyo Garab istaag Umuujiyay Aabe Cabdi…
Read More »