WAXQABAD
-
Maamulka Al-Ithaar Foundation Oo Muslimiinta Ugu Hambaleynaya Bilashada Bisha Ramadaan.
Maamulka iyo Howlwadeenada Al-Ithaar Foundation ayaa Umadda Muslimka ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel weliba oo uu joogo waxay ugu…
Read More » -
Maxaad ka Og-tahay Fadliga habeenka kan ee Caawa 15-ka Bisha Shacbaan?
Caawa waa habeenka kala Bara bisha Shacbaan Taariiqda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-08-1443 Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda…
Read More » -
(Sawirro) Deeq Lacageed oo Ka Timid walaal Muxsin ah oo la gaarsiiyay Hooyo dhibataysan
Maalinnimadii shalay oo Axad ahayd ayaa waxaa Nala soo xiriiray Mid kamid ah walalaha Ku xiran alithar si uu U…
Read More » -
OGEYSIIS: alithar.net oo Maalmo Kooban Kadib Hawada Kusoo Laabatay.
Maamulka iyo Howlwadeenada alithar waxay aqristayaasha ku taxan uga cudur daaranayaan maalmihii koobnaa ee ay mareegtu hawada ka maqnayd cillad…
Read More » -
Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithaar oo Biyo Gelin usameysay 500 Boqol qoys oo Barakacayal ah.
Biya Galintan ayaa Waxa ay Ka dambeysay Kagadal Markii qoysaskan ay lasoo daristay Biyo la,aan Taas oo Nolashooda ay saameyn…
Read More » -
(Sawirro+vedio) Deeq Isugu Jirta Raashiin & maacuun oo la Garsiiyay Hooyo Dhibataysan
Mid Ka mid ah Walaalaha Samafalayasha ah Ee Ku Xiran Alithar Foundation ayaa Deeqdan soo Gaarsiiyay Hooyadan oo Ka mid…
Read More » -
Barakacayaal Horleh oo Muqdisho soo gaaray iyo Alithar oo Gurmad Ufidisay
Jimciyatu alithar Alkheyriyah oo Gacan Ka helaysa Walaalo Muxsiniin ah ayaa Gurmad Baco ah gaarsiisay Qoysas Dhowaan soo gaaray Muqdisho…
Read More » -
Qoysas ku sugan Duleedka Xamar & Jubada Dhexe oo la garsiiyay Deeq Dhar ah.
Jimciyada Kheyriga ah Ee Al Ithaar oo Mudoyinkii dambe Gurmad Gargaar ah Ka waday Duleedka muqdisho ayaa saacadihii laso dhaafay…
Read More » -
Deeq lacageed oo la gaarsiisay qoysas ku dhibateysnaa Bay iyo Bakool.
Maamulka Al ithaar foundation ee Koonfurta Somalia ayaa lasoo gaarsiiyay lacag dhan $1,730 dollar lacagtaas oo ay iska soo uruuriyeen…
Read More »