WAXQABAD
-
Bilowga Casharrada Kitaabka Safiinatu Salaad ee Ardayda Xanaanada Agoonta Al-ITHAAR
Waxaa caawa si rasmi ah xarunta Xanaanada Agoonta Al-ITHAAR looga bilaabay duruus cusub oo ku saabsan kitaabka Safiinatu Salaad, iyadoo…
Read More » -
Warbixin Ku Saabsan Guusha Carruurta Agoonta ee Wax Ka Barata Al-Ithaar
Waxaan Ilaahay ugu mahadnaqaynaa in uu nagu guuleeyay Bilow ilaa Dhamaad dhamaystirka Kutubada“Xusnul Muslim” iyo “Miatu Xadiith”,oo muhiim ah islamrkaana…
Read More » -
Qof Muxsin ah oo kunool Galbeedka London oo Qado sharaf usameeyay Agoonta
jumcihii lasoo dhaafay ayaa mid kamid ah muxsiniinta london waxa uu qado sharaf ku casuumay caruurta agoonta ee lagu xanaaneeyo…
Read More » -
-
CIID MUBAARAK,
(Maamulka Alithaar Foundation) Waxaan hambalyada ciida la wadaageynaa dhammaan ummada Islaamka ah, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed Waxaan si gaar ah…
Read More » -
-
(Sawirro)Hay,ada kheyriga ah ee Alithaar foundation oo adeeg caafimaad usameysey caruur agoomo ah
Hay,ada kheyriga ah ee Alithaar foundation oo ah Hay,ad utaagan daryeelka agoonta iyo masaakiinta ayaa maanta adeeg caafimaad u fidisay…
Read More » -
(Maamulka Alithaar Foundation) oo umada Muslimiinta ugu Hambalyeyay Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
Shekh Cabdiraxiim Cali Jaabiri oo ah Maamulka Guud ee Hay,ada kheyriga ah ee Alithaar ayaa wuxuu hambalyada bilashada bisha barakeysan…
Read More » -
-