
jumcihii lasoo dhaafay ayaa mid kamid ah muxsiniinta london waxa uu qado sharaf ku casuumay caruurta agoonta ee lagu xanaaneeyo xarunta Daryeelka Agoonta ee Al-Ithaar Muqdisho.
Markii ugu Horeysana ma ahan oo Qado sharaf Sidan oo kale Caruurta loogu sameeyo isla Xarunta.
Shekh Abdirahim Ali Hagi oo ah Maamulaha Guud ee Xarunta Xanaanada Agoonta Al-ithaar ayaa Ka Farxiyay Agoonta wuxuna Marar badan Agoonta usameeyay Qado sharaf nuucaan oo kala ah.
Dhinaca kale waxaa jira Muxsiniin Badan oo iyguna sidan oo kale Agoonta Uga Farxiyo
HALKAAN KA DAAWO