MUXAADARO

(Daawo) Fadliga kujira 10ka Bisha dul Xijja Sh Xassaan

Maanta oo Jumco ah waxaa kow ah bisha fadliga badan ee DulXijja, waxaana dadka Muslimiinta ay ku dadaalayaan iney Allah ugu dhawaadaan maalmahan tobanka ah cibaadaad badan.

Sheekh Xasaan Xuseen Aadam oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee Sida Weyn lo yaqaano ayaa jeediyay kalimad kooban oo uu Sheekhu kaga hadlay fadliga tobanka hore ee bisha DulXijja, isagoo Muslimiinta ku booriyay iney ka faa’ideystaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Video

18

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?