WAXQABAD

Jimciyatu Alithaar Alkheyriyah oo Booqatay Hooyo Xanuunsan

Hooyo Xaajiyo oo Mudo Labo Sano ah La Dhibaataysan Xanuun Lugta ah ayaan Ku Booqanay Hoy ay ka degantahay Kaam kuyaala duleedka degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho.

Dhaqaatiirta Isbitaalada Magaalada ayaa Waxay shegeen in Hooyo Xaajiyo ay Ubaahantahay in Lugteeda La Saaro Maqaar Ama Hilbo Taas oo ah Xalka ugu Dhow ee Lugteeda ku Caafimadi  karto.

Waxay Walaalaha Soomaliyeed Ka Codsatay inay soo Caawiyaan.

sidoo kale sacadaha soo socda Website, alithaar.com waxa uu Baahin Donaa Vedio Hooyo Xaajiyo ay Walaalaha Soomaaliyeed ay kaga Dalbanayso inay soo Caawiyaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VEDIO

35

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?