(Dhageyso) Maamulka Jimciyada Kheyriga ah Ee alithar oo ku Baaqay in laga qeybqaato Lacagaha Biyaha ay Cabayaan 1,200 Qoys
Kalimadan oo uu Jeedinayo Maamulka Jimciyada Kheyriga ah Ee alithar ayaa ah Kalimad Xumbarsan Fariin Baraarujin ah Kuna Socota Guud,ahaan Umada Muslimiinta ee Somaliyeed.
ugu horen waxa uu Shekha dadka Musliminta ah kula dardarmay inay Allah ka Cabsadaan islamarkaana ay iscaawiyaan Muslimiinta Dhaxdooda Sadaqadana ay labaxaan dadka, si Maalinta Khiyaamaha ALLE Hortiisa ay ula Tagaan Camal wanaagsan.
Dhinaca kale Maamulka Waxa uu Umada Muslimiinta ah ee kunool Dal iyo Dibad ugu Baaqay inay ka qeybqataan Gurmadka 1,200 Boqol oo qoys kuwaas oo Mudo Lix-Bilood ah Biyo Dhaamin ugu socoto kaam kuyaala Duleedka Xamar.
Hada Masaajida Galbeedka London waxaa ka socda Wajiga 1,aad ee Uruurinta Lacago Loogu Tabarucayo Biyaha ay Cabeyaan Qoysaskaas.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO KALIMADA OO DHAMEYSTIRAN