WAXQABAD

Muxsiniinta Waxan Ka Codsanayaa inay ii,ibiyaan Daawoyiinka Dhaqtarka isoqoray.

Halkaan si gaar ah waxaan uga mahadcelinaynaa Walaalihii ka qeybqaatay in hooyo Xaliimo Isbitaal lageeyo lana soo baaro kuwaas oo ugu dambeyntii daawada u iibiyay waxaan leenahay ALLAH haidinka Abaal-mariyo aduun iyo Aakhiro.

intii Nala socotay Dhowaan Waxaan Baahinay Muqaalka Hooyo Xaliimo oo Dalbanaysa in Isbitaal lageeyo si Xanuunka Hayo Looga Daweeyo Ilaahbaa Daawada BaxsheeBaraheena Bulshada ayaan Ku Baahinay Muqaalka Hooyo Xaliimo Si ay uhesho Kaalmo Bani,adamnimo.

Hayeshee Dad Muxsiniin ah oo ku xiran website,ka Jimciyadu leedahay iyo Baraheena kale ayaa Durbadiiba ka jawaabay Codsiga iyo Fariinta Muragada lahayd ee Hooyo Xaliimo waxana 15-07-2023 oo ku begnayd Sabtidii lasoo dhaafay geenay Mid kamid ah Isbitaalada Ugu Weyn Ee ku yaala Magaalada Muqdisho.

Baaritaano Dheer kadib Dhaqaatiirtii Ku Howlaneed Xaalada Hooyadan ayaa insoo sheegay in Xanuunkeeda uu yahay Buro-Infaction qaaday- Kadibna isku Badashay waxlagu sheegay Fangar sidasi darteed Lama qali karo kaliya waa inla siyaa Kaniiniyaal 90 Xabo ah ilaa Nabarka uu ka baabo, ama lawaayo ayay ku taliyay Dhaqaatiirta.

Arinta Xusida mudan ayaa waxay tahay marhadii Daawoyiinka lasoo qoray Hooyadan aysan iibsan karin Daruufaha haysa Awgeed maadama iyaduna ay tahay qof waayeel ah oo Xanuunsan oo Agoon ku xariirto, Allah kasakow yaala doonayaa inay garab istaagaan? Dabcan waa walaalaha soomaaliyeed Ee Muxsiniinta ah.

Hadaba Waxay Codsanaysaa in loo joogteeyo Dawada si aysan uga kala Go,in waana $ 96 lacagta ku baxaysa Kaniiniyaasha,

Halkaan si gaar ah waxaan uga mahadcelinaynaa Walaalihii ka qeybqaatay in hooyo Xaliimo Isbitaal lageeyo lana soo baaro kuwaas oo ugu dambeyntii daawada u iibiyay waxaan leenahay ALLAH haidinka Abaal-mariyo aduun iyo Aakhiro.

685

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?