Waxay Ku Nooshahay Nolal aad uliidata.
Guri yar oo ka sameysan Cooshado oo ay Dhaxyalaan Baakado Ama Kartoomo ay Dhulka Iska Xijisay ayay ku hooyataan Ayeeyo Xaliimo oo 55.jirsatay.
Mahaysato Hooy Ama Guri Naftu ay Ku qanacdo Taas Waxaaba Usii Dheer Ciriiriga Nolal Maalmeedkoda iyo Korinta Gabar yar oo Wilkeeda uu Ifka Uga Tagay.
Maalmo ayaa laga Jogaa Markii aan Ku Booqday Halka ay Degaan ahaan Udegantahay Inagoo Ku wareejinay Sadaqo ay Lasoo Baxeen Walaalo Muxsiniin ah.
Walalahayga Somaaliyeed Ee Muxsiniinta ah Waxaan ka codsanayaa inay Daryeel Caafimaad ii Sameyaan ayay Tiri Hooyo Xaliimo oo Wajigeda laga Dheehanayo Muragada iyo Xanuunka uu Nabarka Ku Hayo.
Muuqaaladan Kaga Bogo