WAXQABAD

Howlo Samafal ah oo ay Horbodayso Al-Ithaar ayaa ka socota Muqdisho & Duleedkeda.

Jimciyada Al-ithaar Foundation ayaa oo ah Hay,ad Samafal oo Madaxbanan Islamarkana Ku Tiirsan Dadka Somaaliyeed Ee  Muxsiniin ah ayaa Sii Laba Jibaartay Howlaha Kheyriga ah oo ay uwado ama ay uqabato Shacabka Somaliyeed Kuwoodi Dhibaataysan.

Teamka ayaa Ukala Baxay Dhoor Qeybood kuwa waxay ku howlanyihin Biyo Dhaamin Halka Kuwa kalana ay soo Indha-indhenayaan qoysaska dhibaataysan si loo caawiyo.

Insha,allah websitekena iyo Barahena kale Ee Bulshada ayaad kala socon donaan Howlaha samafalka iyo waxqabadka jimciyada maalmihii lasoo dhaafay insha,Allah.

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?