SAWIRRO

(Faa,idoyiinka Sadaqada)

Fadliga Sadaqada waxaa kamid ah.
1) Carada ilaahay ayay damisaa
2) Sadaqada dambiga ayay tir-tirtaa
3) Hadh ayay unoqoto qofka maalinta qiyaamaha.
4) qalbiga ayay jilcisaa ” qof raba in uu qalbigiisu jilco agoonta ha ugar-gaaro.
5) Xoolaha ayay badisaa.
6) qofka xanuunsan ayaa lagu daweeyaa.
7) Cimriga ayay dheeraysaa Nabiga Scw yidhi :
Anas A.K.R wuxuu ka wariyey rasuulka scw inuu yidhi ” qofka raba in risqiga loo balaadhiyo, cimrigana loo dheereeyo Qaraabadiisa ha xidhiidhiyo Bukhaari & Muslim.”
Sadaqada qofkabixiyaa Albaab ugaar ah ayuu ka galaa jannada.
9) qofka sadaqada bixiya naarta ayay Xijaab uga noqotaa Nabiga NNKH wuxuu yidhi xaddiis macnihiisu ahaa Timir jeexeedna ha ahaadee naarta wax iska xigsiiya.

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?