MUXAADARO
Axkaamta Sakaatul Fidrida
Waxaan ku jirnaa 10,ka Dambe Ee Ramadaan Qaasatan Shantii maalmood ee ugu dambeysay, Ugu horeen Anigoo Naftayda Ka Bilaabaya Walalayal Aan dadaalno aynu Ka wada Faideysano kheyrka Bishan Ramadaan.
Intaas waa is xasuusin Ama Baraarujin Marka Taasi laga yimaado qofka Muslimka ah Waxaa looga Bahanyahay Inuu Bixiyo Sakaatul-Fidriga.
Hadaba yaalasinaya Sakaatul-Fidriga.
Yaasan la ogoleen in lasiiyo.
Maxaase la ogalyahay in lagu bixiyo
Arimahaas iyo kuwa kabadan waxaad uga Boganaysaa Muxaadaran qiimaha Badan oo uu Jeedinayo
Sh. Muxamad Sh.Cumar Dirir
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO MP3