MUXAADARO
(Baraarujin) Maxaa Naloga Baahanyahay Bishan Shacbaan
السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ Walalayaal Sida aynu wada ognahay Waxaan Ku jirnaa Bisha Shacbaan Waana Bil Qiimo Badan sidaasi Darteed Maxaa Nalooga Bahanyahay.
Muxaadaro Baraarujin ah oo Ka hadlaysa Fadliga bishan iyo waxa qofka muslimka ah looga baahaynayah Ayaan Halkan Idin kugu soo gudbinaynaa Inasha,ALLAH Waxaana soo Jeedijnaya.
Shekh Maxamed Cumar Dirir Mp3