SAWIRROWAXQABAD

Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithaar oo Biyo Gelin usameysay 500 Boqol qoys oo Barakacayal ah.

Biya Galintan ayaa Waxa ay Ka dambeysay Kagadal Markii qoysaskan ay lasoo daristay Biyo la,aan Taas oo Nolashooda ay saameyn Ku yeelatay.

Walaalaha Samafalayasha ah ee Ku Xiran Alithaar Foundation Gaar ahan Muxsiniinta Reer London ayaa U Istaagay Inay Biyo Helaan Qoysaskan oo Tiradoodu ay Gaarayso Ilaa 500 Boqol oo qoys.

Kaamka ay Biyo galinta U sameeyay Muxsiniinta London ayaa waxa uu ku yaalaa duleedka Magaalada mqudisho.

Dadka Barakacayasha ah ee Ku dhaqan Kaamkas ayaa Ku farxay Garab istaaga ay umuujiyeen Walalahooda Samafalayasha ah.

Qoysaskan ayaa Intooda Badan waxa ay kasoo barakaceen Abaarihii ku dhuftay qeybo kamid ah Gobolada Dalka Iyagona Qaar badan oo kamid ah Xoolahoda sida Geela-Ariga Iyo Lo.da ay Gaajo iyo Haraad Ubaqtiyeen.

Sikastaba Ha,ahatee Maalmihii Ugu dambeeyay Jimciyada Kheyriga ah Ee alithaar ayaa Howlo Gurmad ah Ka Waday Muqdisho iyo Qaar Kamid ah Gobolada Dalka ee Abaaruhu ay Saameyeen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA

 

 

 

 

 

 

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?