Maamulka Al ithaar foundation ee Koonfurta Somalia ayaa lasoo gaarsiiyay lacag dhan $1,730 dollar lacagtaas oo ay iska soo uruuriyeen qaar kamid ah Dadka Muxsiniinta ah ee Kunool Wadanka Ingiriiska.
Qoysaska Aan lacagta ku wareejinay ayaa waxa ay isugu Jireen Qaar Araga La,Ama camoola ah kuwa naafo ah iyo Hoyooyiin haysta Caruur Agoon ah.
Inkastoo ay jireen Dad kale oo iyaguna Baahan ama daruuf ay hayso Balse 9,kan qoys ee lacagahan siinay ayaa ahaa dadka ugu liitay ee aan ku booqanay goobta ay deganyihiin.
Sida Sawirrada aad ka aragtaan qofkiiba Ama halkii qoys waxaan ku wareejinay lacag dhan $ 200 dollar Marka laga reebo hal qof oo aan siinay $ 130 dollar Gud,ahaan wadarta lacagta ayaa noqonaysa $1,730 dollar.
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRAD