Biyo Dhaamintan waxa ay ka dambeesay Kadib Markii Qoysaskan ay aad uga cabanayeen Biyo.la.aan Waxaana ay sababtay Taas In Dhoor booyadooda oo Biyaha aan Gaarsiino qoysaskan oo Tiradoodu kor udhaafayso Ilaa 700 Boqol.
Dadkan ayaa ah kuwa garab rarato ah mararka qaar ma,awodaan Inay iibsadaan Jirgaanka Biyaha sida ay Inoo Shegeen Qaar iyaga Kamid ah.
Samafalaysha Reer London ayaa U Istaagay Dubadiina Ka Jabaabay Cabashada Walalahooda.
Ugu dambeyntii Booyado Biyo ah ayaan soo Gaarsiinay.
Sawirro