Hooyadan ayaa waxay haysta Caruur Agoon ah oo gaarysa ilaa 5 caruur
iyada ayaa Aabe iyo Hooyaba u ah waxay ladaaladhacaysaa Nolal maalmoodkoda
hada waa hooyo ganacsato ah kadib markii loo hergaliyay mahrad ganacsi oo ay ku maarayso nolasha caruurteda.
Dukaan oo uu agabkiisa udhamestiranyahay ayaa lagu wareejiyay Hooyadan aad ayayna ufaraxday markii ay u istageen walaalaheda somaliyeed.