In la dhiso Ama ladaytiro Goobaha Lagu barto qur,aanka kariimka waa wax uu ALLAH kaga raali noqonayo adoonkiisa.
Dugsiga Umul qura markiisii hore waxa uu ahaa Mid dhismihiisa hoos loo dhigay.
macalinka iyo ardaydiisa ayaa xiliyada kuleelaha iyo markii uu roob soo da,o saameyn arinkaas dareemayay.
waxay naga codsadeen inan sare ugu qaadno dugsiga si kuleelka iyo dhibcaha roobka uga badbaadaan Ardayda.
walaal muxsin ah ayaa waalidkiisa uniyaystay sadaqa jaariyah waxaana iminka sida aad aragtaan kor loo qaaday Dugsiga,
ardayda iyo macalinkooda ayaa aad ugu farxay Tilaabadan lagu hormariyay Dugsigooda.