NEWS ENGLISH
(Daawo Sawirro) Samafaliyaal Bacoyiinka Roobka ugu deeqay Barakacayaal
Xili Lagu guda Jiro Waqti Robaad qoysaska barakacayashuna ay u baahanyihin Bacoyiinka Lasaarto Guryaha ayaa samafaliyaal ALLAH dartiii wax ula baxay waxay bacoyiinkan ugu deeqeen qoysaskani.
ilaa 50,Tan qoys oo baahi-wyn uqabay inay bac helaan ayaa ka faaidestay gurmadka bac qeybinta ah.
Hoyoyiin Umul-ah Dad araga Naafo ka ah iyo waayeelo ayaynu siinay Bacooyiinka,
(Daawo Sawirro)